Haqabtirenews.com
Garoonka Lixle Ee Magaalada Burco Oo La ga Furay Tartanka Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Iyo Kooxda Suulcayn FueL Station Oo Guul Ka Gaadhay Ciyaartii Koowaad+ SAWIRO.
June 18, 2016 - Written by admin
">

Waxa Galabta Si rasmi ah looga Furay Garoonka Lixle (Saylada) ee Magaalada Burco Koobka bisha Barakaysan ee Ramadaanta Gaar ahaan Kooxaha heerka Koowaad ee Ka Dhisan Gudaha magaalada Burco,.

Ciyaartii ugu horeysay ee Lagu furay Tartan Ciyareedkani Bisha Ramadaan ayaa waxa ciyaartii koowaad Madaxa is daraday Kooha ku kala ciyaarayey Magacytada Suulcayn Fuel station Iyo Kooxda Kaalinta Shell 707 Guushu waxay Ku raacday 4 gool iyo 0 Kooxda Suulcayn Fuel Station.

Tartanku wuu sii socon doonaa maalmaha soo socda insha Allah Shabakada Haqabtirenews.com waxa ay idiin soo gudbin doontaa wararka la xidhiidha Tartan ciyareedkaasi.

IMG_7890 IMG_7899 IMG_7907 IMG_7929 IMG_7931 IMG_7937 IMG_7944 IMG_7948 IMG_7950 IMG_7954 IMG_7956 IMG_7971 IMG_7997 IMG_7998 IMG_8000 IMG_8001

Qore Mohamed Awil Abdi (Jeesto)

Haqabtirenews.com
Sports Staff.

 

 

COMMENTS
Latest News