Haqabtirenews.com
Colombia Oo Iska Xaadirisay Semi Finalka Copa America , Peru Ayay Rigoorayaal Ku Reebeen.
June 18, 2016 - Written by Sports Staff
">

colColombia ayaa iska xaadirisay semi finalka Copa Amnerica waxa ayna rigoorayaal uga soo talaabsadeen Peru

Waxa ay 90-kii daqiiqo ee ciyaarta ku dhameysteen bar bar dhac bilaa goolal ah iyadoo garsoorihii uu go`aansaday in aan la ciyaarin labada qeyb ee dheeriga  balse toos loo aado rigooro tuurasho .

Hadaba Colombia ayaa noqotay qarankii labaad ee u soo baxa semi finalka tartankaas ka dib Mareykanka oo iyana soo baxay.

Waxa ay haatan sugayaan cidda soo baxda kulanka soo socda ee Maxico iyo Chile, waxaana xusid mudan in ay tahay markii ugu horeysay  ka dib muddo  12 sano ah oo aysan Colombia soo gaarin heerkaan iyadoo ay ugu dambeeysay sanadkii 2004-tii , Halkaan Haqabtirenewstv.net ka daawo goolashaas rigoorada ahaa 

Qorre: maxamed jeesto

COMMENTS
Latest News