Haqabtirenews.com
Hogaamiyaha Mucaarika Dalka Uganda Col Besigye Oo Maanta Maxkamad La Horkeenaayo Iyo Sababta Kaliftay.
June 15, 2016 - Written by admin
">

Hogaamiyaha mucaaradka dalka Uganda Col Kiize Besigye ayaa maanta lagu wadaa in maxkamadda la horkeeno.

Besigye waxaa dambiyo dowladda ay ku tilmaamtay qiyaano qaran.

Ninkan mucaaradka ah ayaa aaminsan inuu isaga yahay qofka ku guulaystay doorashadii Uganda.

Waxuu samaystay xaflad uu isku dhaarinayo bartamaha magaaladda Kampala.

Dowladda ayaa dhowr jeer xirtay Col Besigye balse xarigan dambe ayaa inmudo ah uu ku jiray.

Marar badan ayaa dacwadiisa dib loo dhigay. waxuuna diiday inuu qabsado abuukaate.

besigye waxuu ahaan jiray saaxiib dhow oo Musaveni uu leeyahay xiligii jabhadii NRA-da

COMMENTS
Latest News