Haqabtirenews.com
Argentina Oo 3 Gool Ku Xasuuqday Bolivia Balse Messi Shabaqa Ma Soo Taaban.
June 15, 2016 - Written by Sports Staff
">

ar jArgentina ayaa guul  ay mudnaayeen waxa ay ka gaareen Bolivia oo ay uga badiyeen sedex gool oo nadiif ah, waxa uuna kulankaan ka tirsanaa wareegga 3-aad ee ugu dameeyay ee Group-ka 4-aad ee tartanka Copa America

Sedexdaas gool waxaa Argentina u saxiixay xiddigaha kala ah Erik Lamela kaasi oo Free Kick cajiib ahaa ku dhaliyay, Lavezzi iyo Victor Leandro  waxa  ayna goolashaas yimaadeen qeybtii hore ee ciyaarta .

Argentina uma suura galin in gool 4-aad sii racasadaan inkastoo Messi la soo giliyay  biloowgii qeybta labaad ee ciyaarta xilligaas oo loo badalay Gonzalo, Halkaan Haqabtirenewtv.net ka daawo goolashaas

Qorre: maxamed jeesto

COMMENTS
Latest News