Haqabtirenews.com
DAAWO: Masuuliyinta Xisbiga Wadani Ee Dalka Uk Oo Hadhimo Afureed U Samayay Marwo Faadumo Saciid
June 13, 2016 - Written by Wariye Hanad
">
habeenkii xalay ka dhacday Hotel Nomad ee Galbeedka London kulan Afur iyo Casho isugu jira oo qaar ka mid ah madaxda xisbiga Waddani UK ay ku qabileen Marwo Faadumo Saeed oo Lataliyada arimaha Dibeda ee gudoomiyaha xisbiga Waddani,Kulanka oo ay kasoo qayb galeen qaar ka mid ah madaxda xisbiga ee Bristol iyo laamaha London,Kulanka afurka ayaa aad la isugu wareysatay arimaha ugu danbeeyey ee xisbiga u qabsoomay,sidii xisbiga loo der-der galin lahaa dhinac kasta,Dhaqaale iyo derdergalinta laamaha xisbiga UK.Waxa kale oo ay cambareyeen xadhigii lagula kacay dhalinyaradii lagu xidhay gobolka Saaxil iyo G/dhalinyarada ee xisbiga oo sifo sharci daro ah xabsiga loogu taxaabay. Waxa kale oo la cambareeyey dhacdadii foosha xumeyd ee ka dhacday Jaamac Dubad ee degmada Gashaamo.

IMG_8755Waxa IMG_8735


Waxa madasha hadalo kasoo jeediyey aad u qiimo badnaa kuna wajahnaa horurka iyo dhaqaale ururinta xisbiga.
Gudoomiye ku xigeenka koowaad : Abdi Cige

Afahayeenka Xisbiga Wadani UKMohamed Dahir

Agaasimaha Warfaafinta Qaarada Yurub :: Ahmed Carab

Afayeenka Laanta Bristol: Sabah Cige

Casho sharafta waxa soo agaasimay saadiq Madadaal, khaled Osman,Ahmed carab,Ali warsame,Hasan Mohamed iyo Deeqa Yusuf.

IMG_8714

Kulanku waxa uu kusoo dhamaaday if afgarad iyo dar-dar galinta hawlaha xisbiga.

IMG_8754IMG_8755IMG_8756IMG_8757IMG_8758IMG_8707IMG_8710IMG_8711IMG_8712IMG_8713IMG_8714IMG_8715IMG_8716IMG_8717IMG_8718IMG_8723IMG_8724IMG_8725IMG_8726
IMG_8736IMG_8737IMG_8738IMG_8739IMG_8740IMG_8741IMG_8742

 

COMMENTS
Latest News