Haqabtirenews.com
War Culus Haamahii Kaydka Shidaalka Magaalada Berbera Oo Gabi Ahaanba Fadhiistay Iyo Sababta Keentay Halkan Kaga Boggo.
June 12, 2016 - Written by admin
">

Xogo laga helaayo ayaa waxaa ay sheegayaan in gabi ahaanba haamihii keydka shidaalka Berbera ay fadhiisteen

????????????????????????????????????

Sababta Kaliftey in ay haamuhu fadhiisteen ayaa waxa ay sheegayan xogaha ay Haqabtirenews.com  helayso in ay ka danbeysay ka dib markii la badli waayey qalabka ay haaamuhu ka shaqeyeen oo  markii hore la bedeli jiray 6 biloodba hal .

Dhawaan ayey aheyd markii xukuumada Somaliland ay maamulka haamaha shidaalka Berbera ay ku wareejisay  ganacsato ka madax banaan xukuumada kuwaas oo maamulkooda hayey muddo sanaad ku dhaw.

La Soco Wararka Ka Soo Kordha oo aanu idiin soo gudbin doono.

COMMENTS
Latest News