Haqabtirenews.com
Daawo : Saxiixa Cusub Man City Ee Gündoğan Oo Farriin Bisha Barakeysan Ee Ramadan U Soo Diray Muslimiinta.
June 7, 2016 - Written by Sports Staff
">

ilkay-gundogan-city-mainSaxiixa cusub kooxda Man City ee İlkay Gündoğan ayaa umadda muslimiinta ah waxa uu ugu hambleeyay munaasabadda bisha barakeysan ee Ramadan

İlkay Gündoğan ayaa maalmo ka hor ka soo wareegay kooxda Dortmund ee horyaalka Jarmalka waxa uuna ka ciyaaraa qadka dhexe

Hishiis 4 sanno ah ayuu ugu joogayaa City waxaana ku baxday 20 milyan oo gini , Halkaan haqabtirenewstv.net ka daawo

Qorre: maxamed jeesto

COMMENTS
Latest News