Haqabtirenews.com
Ciidamada Booliska Dalka Burundi Oo Xidhay Caruur Arday Ah+Sababta Loo Xidhay
June 7, 2016 - Written by admin
">

Ciidamada Booliska Dalka Burundi Oo Xidhay Caruur Arday Ah+Sababta Loo Xidhay

Halkan Hoose Kadaawo qoraalka warbixintaas

Booliska dalka Burundi waxay xireen tobannaan ardey ah oo dugsi sare dhigata, kuwaas oo lagu eedeeyay inay wajiga ka xumeeyeen sawirka madaxweynaha dalkaasi Pierre Nkurunziza.

Caruurta ayaa dacwo lagu oogay taas oo ah inay aflagaadeeyeen madaxa dalka.

Eeda caruurtan loojeediyay waxay ku muteysan karaan illaa 10 sano oo xabsi ah.

Baarayaal ku sugan magaalada Bujumbura waxa ay sheegayaan in laba qof la dhaawacay maalintii Jimcada kaddib markii booliska ay rasaas ku fureen caruur iskuuley ah oo mudaaharaadayay.

COMMENTS
Latest News