Haqabtirenews.com
JAWAAB: Carlos Bacca oo ka jawaabay sheekooyinka xanta ah ee wargeysyada ingiriiska ka qorayaan mustaqbalkiisa AC Milan – miyuu jiraa dalab kaga yimid kooxaha Priemer League ??
June 5, 2016 - Written by Sports Staff
">

weraryahanka kooxda Milan ee Carlos Bacca ayaa ka hadlay wararka sheegaayo in uu u dhaqaaqayo horyaalka ingiriiska xili ciyaaredka soo socdo.

sky sport ayuu wiilkan reer colombia  ku yiri wali heshiiska aan Milan kula joogo waxa ka harsan 4 sano,  hadana waxan xooga saraaya xulkeyga oo ka qeyb galaaya Copa America,

wakiilka laacibkan  ayaa sheegay in uu mustaqbalkiisa Milan ka fakari doono xili ciyaaredka danbe go’aan arintaas la xiriirana uu qaadanayo.

Milan ayuu ku faraxsanyahay laakiin kooxo kala duwan oo ingiriis ah ayaa si dhab ah u doonaaya wiilkan ayuu sii raaciyay wakiilka carlos bacca.

CarlosBacca

Qorre: maxamed jeesto

COMMENTS
Latest News