Haqabtirenews.com
DAAWO Guddoomiyaha Xisbiga WADANI Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Dharkayn-geenyo.
June 5, 2016 - Written by Wariye Hanad
">

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada  ahna Xisbiga WADANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa baaq nabadeed u diray labada beelood oo walaalo ah oo dirir coladeed ku dhexmartay degaanka Dharkayn-geenyo. Baaqi nabada Guddoomiye Cirro hoos ka DAAWO:

COMMENTS
Latest News