Haqabtirenews.com
SUUQA KALA IIBSIGA: Barcelona oo la saxiixan doonta xiddiga diirada u saran tahay Chelsea ee Miralem Pjanic.
June 4, 2016 - Written by Sports Staff
">

ka hor xilli ciyaareedka soo socda ee Barcelona, wararka ka imaanaya Italy ayaa sheegaya in ay kooxda reer Spain doneyso ciyaaryahanka khadka dhexe ee Roma Miralem Pjanic oo qandaraaskiisa ay doneyso in ay burburisaa,

Ka dib markii ay ku guuleystay laba koob, Luis Enrique ayaa muran la,aan heysta kooxda adduunka ugu fiican, laakiin waxa ayraadinaysaa xaaladd ay kooxda kusii ilaaliyaan.

Sida laga soo xigtay Gazzetta Dello Sport,Blaugrana ayaa dooneysa in ay soo qataan xiddiga reer Bosnian, kasoo ka tagi kara Stadio Olimpico.

tartan ugu horeya ayuu la geli doonaa Ivan Rakitic, Sergio Busquets iyo Andres Iniesta, waxaana laga yabaa waqtigas Barcelona ay iibisaa Arda Turan iyo Sergi Roberto xilli ciyaareedka dambe.

pinajic

Qorre: maxamed jeesto

COMMENTS
Latest News