Haqabtirenews.com
DAAWO: Xildhibaan Nac-nac Oo Ku Baaqay In Aan laga Qaybgalin Wadahadalada Somaliland Iyo Somalia Ee Xukuumadda Ankara Martigalinayso.
June 4, 2016 - Written by Wariye Hanad
">

Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye ( Nac-nac) oo kamid ah mudanaayasha Golaha Wakiilada ee Xisbiga KULMIYE ugu jira, ayaa eedaymo kala duwan dusha u saaray dawladda Turkiga oo uu ku tilmaamay in ay la dagalamayso qadiyada Madaxbanaanida Somaliland, sidoo  kale wuxuu Xildhibaan Nac-nac ku baaqay in aan laga qayb galin wadahadalada Somaliland iyo Somalia ee Turkigu gogoshooda dhigay.

 

COMMENTS
Latest News