Haqabtirenews.com
BIGNEWS: Jamie Vardy naagtiisa oo u jawaabtay Arsenal oo seygeeda xiiso u qabta.
June 4, 2016 - Written by Sports Staff
">

Jamie Vardy naagtiisa ayaa weerar ku qaaday warbaahinta bulshada ee Twitter ,iyada xadgudub ku tilmaamtay wararka sheegaya in ninkeeda joogta ah loola xiriirinayo inuu u uu u dhaqaaqayo Arsenal.

Gunners ayaa la fahamsan yahay inay bixin karaan qiimaha lagu burburin karo qandaraaska weeraryahanka, ku guuleystayHoryaalka Premier League ,

Arsenal ayaa hadda ayaa £ 20 milyan ,usoo bandhigtay si ay heshiiska ciyaaryahankaan u dhameystiraan xagaagan

Vardy xaaskiisa ayaa sheegtay in warar been abuur ah ay yihiin wararka la xiriirinaya ninkeeda kooxda Arsenal.

Qorre: maxamed jeesto

COMMENTS
Latest News