Haqabtirenews.com
Madaxweynaha Turkiga Oo Soo Dhoweyntiisa Si Balaadhan Looga Dareemaayo Magaalada Oo Lagu Waddo Inuu Imaado.
May 31, 2016 - Written by Wariye Hanad
">

Madaxweynaha Turkiga Oo Soo Dhoweyntiisa Si Balaadhan Looga Dareemaayo Magaalada Muqdisha Iyada Oo La Filaayo Inuu Soo Gaadho,Maalinta Jimcaha

Dawlada Soomliya Ayaa Maanta Waxaa Laga Dareemaya U Diyaar Garawga Iyo Soo Dhoweynta Madaxweynaha Dalka Turkiga,Madaxweyne Receb Dayyip OrdaGan Ayaa Sheegay In Uu Booqanaayo Dalka Soomaliya Oo Uu Sheegay Inuu Yahay Gacantiisa Midig,Lana Qayb San Doono,Dhibaatada Iyo Horumar Marba Waxa Ay Dareemayaan,Madaxweynaha Ayaa La Filaya Inuu La Kulmo Laamaha Dawlada Ee Kala Duwan Kuwaas Oo Talo,Wadaag La Samayn Doono,Madaxweynuhu
Wadooyinka Iyo Sharaacyada Waaweyn Ee Magaalada Muqdisho Ayaa Lagu Xardhay Sawirada Calanka Labada Wadan Ee Turkiga Iyo Ka Soomaliya,Madaxweynaha Dalka Turkiga Mr Receb Dayyip OrdaGan U Jeedka Safarkiisa Ugu Muhiimsan Ayaa Ah Xadhig Ka Jarka Safaarada Dalka Turkigu Ku Yeelan Doono Dalka Soomaliya,OO Laga Hirgeliyay Gudaha Magaalada Muqdisho

COMMENTS
Latest News