Haqabtirenews.com
DAAWO Xildhibaan Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Oo Si Adag U Weeraray Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland.
May 29, 2016 - Written by Wariye Hanad
">

Xildhibaan Xassan Cawaale Ceynaan gudomiyaha gudida arimaha bulshada ee golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu hawda u mariyey dhaliilihii ugu culsaa madxweyne ku  xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylci

 

Xildhibaanka ayaa waxaa uu sheegay in Madaxweyne ku xigeenku uu mideyn kari waayey gobalka uu ka soo jeedo ee Awdal isla markaana uu yahay shaqasi u soo shaqo tagey Somaliland

Muddane Xassan cawaale waxaa uu sidoo kale uu xusay in inta uu Cabdiraxmaan Saylci  Gudoomiye Muuse Biixi u yahay musharaxa madaxweyne anay jirin cid u  cdeyn doontaa.

COMMENTS
Latest News