Haqabtirenews.com
Imisa Arday Ayaa U Fadhiisanaya Imtaxaanka Shahaadiga Ee Sannadkan Oo Maanta Oo Sabti Ah Bilaamaya?
May 28, 2016 - Written by Wariye Hanad
">

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Cabdillaahi Ibraahim Habbane, ayaa ku dhawaaqay Goorta loo fadhiisanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada sare/dhexe ee 2015-2016-ka.
Ardayda u fadhiisanaysa Imtixaanka Shahaadiga ah, ayaa Tiradooda ku sheegay 25 kun.

COMMENTS
Latest News