Haqabtirenews.com
DAAWO: Soomaaliya Oo Markii Ugu horraysay 25-sanno Kaddib Ardaydeeda Ka Qaadaysa Imtixaan Qaran.
May 28, 2016 - Written by Wariye Hanad
">

Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa markii ugu horraysay shaacisay in ay ardaydeeda ka qaadayso imitixaanaad Qaran, iyadoona sheegtay in ay usoo socoto gobollada Somaliland iyo Puntland.

Halkan Hoose Ka Daawo Warka Oo Dhamaystiran.

 

COMMENTS
Latest News