Haqabtirenews.com
Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump Oo Helay Tiro Codad Ah Oo Ku Filan.
May 27, 2016 - Written by admin
">

Donald Trump oo musharax u ah xisbiga jamhuuriga ayaa helay codad ku filan.

Mr Trump ayaa sheegay inay xushmad u tahay guushan uu gaaray.

Xisaab ahaayn sida la sheegay Donald Trump waxuu haystaa tiro ku filan taasoo ka dhigan inuu noqday musharaxa xisbiga jamhuuriga Balse waxaa hadalo cambaarayn ah ku tuurtay Hillary Clinton Miss Hillary waxay sheegtay in Trump uusan u qalmin madaxweynenimo

COMMENTS
Latest News