Haqabtirenews.com
War Deg Deg Ah: Ilaaladii Duqa Berbera Oo Gordhawayd Lagu Toogtay Magalada Berbera.
May 26, 2016 - Written by Wariye Hanad
">

Berbera : Alla ha unaxariistee waxaa saaka magaalada Berbera lagu dilay ilaaladii gaarka ahayd ee maayarka Berbera oo la odhan jiray Cabdi Ismaaciil Muxumed (Guntixume), sida ay Xaqijiyeen Qaar Ka Mida Wariyaasha Berbera Ku Sugan.

Waxaana isla markiiba loola cararay isbitaalka magaalada Berbera halkaasi oo ay naftu kaga baxday.

Waxii Warar Ah Ee Kasoo Kordha Kale Soco Haqabtirenews.

COMMENTS
Latest News