Haqabtirenews.com
BIGNEWS: Jose Mourinho oo £ 54 milyan ku keensanaya Man Utd xiddig katirsan Atletico Madrid oo Chelsea iyo Barcelona isha ku hayaan – Mana ahan Antoine Griezmann.
May 26, 2016 - Written by Sports Staff
">

Jose Mourinho ayaa laga yaabaa inuu u kala hadlo wakiilkiisa Jorge Mendes wax ku saabsan xiddiga Atletico Madrid Saul Niguez.

xiiso badan ayuu u qabaa 21-sano jirka reer Spain kasoo kamid ahaa xiddigaha ugu fiicnaa xilli ciyaareedkii hore La Liga.

Gool cajiib ah ayuu ka dhaliyay kulankii Bayern Munich ee semi-finalka Champions League isagoo ka caawiyay kooxdiisa Diego Simeone in ay gaaraan finalka oo ay ku wajahayaan kooxda ay xafiiltamaan ee Real Madrid.

Tababaraha haatan kusii jeeda Manchester United Jose Mourinho ayaa isha ku haya sidii uu ku soo xero gelin lahaa xiddiga qadka dhexe,

Mourinho ayaa la rumeysan yahay inuu ku keeni doono Old Trafford xiddigan heshiis ku kacaya £ 54million.

Saul Niguez celebrates scoring the first goal for Atletico

Qorre: maxamed jeesto

COMMENTS
Latest News