Haqabtirenews.com
UPDATE: Muxuu Macalinka Germany Joachim Low ka yiri in Mario Gotze uu iska diiday u dhaqaaqista Anfield – Muxuuse kula taliyay?
May 25, 2016 - Written by Sports Staff
">

Tababaraha xulka Jarmalka Joachim Low ayaa ku taageeray go’aanka Mario Gotze ee ah in uu sii joogo Bayern Munich.

xiddigan 23-sano jirka ah ayaa la rumaysan yahay in uu saldhig usiin ahaan doono garoonka Allianz Arena,oo hore loo filayay inuu ka dhaqaaqo.

Liverpool ayuu bartilmaameed sare oo u ahaa xiddiga ku haminayay koobka adduunka dalkiisa, kasoo ay ku dooneysay £ 20m.

Laakiin isniintii lasoo dhaafay Gotze ayaa shaaca ka qaaday inuu qorsheynayo sii joogista kooxdiisa si uu ugu dagaalamo booskiisa.

Macalin Low ayaa aaminsan in wadahadalo dhax  mara xiddiga iyo tababaraha soo socda ee Carlo Ancelotti ay ka dhaadhiciyeen inuu mustaqbalkiisa kooxda ka dhisan Bundesliga yaalo.

low

Qorre: maxamed jeesto

COMMENTS
Latest News