Haqabtirenews.com
Ka Hor Finalka Champion-ka Ee 28-ka Bishaan , Daawo Xasuustii 2014-tii Ee Real Iyo Atletico Madrid.
May 25, 2016 - Written by Sports Staff
">

LISBON, PORTUGAL - MAY 24:  Sergio Ramos of Real Madrid celebrates scoring their first goal in stoppage time during the UEFA Champions League Final between Real Madrid and Atletico de Madrid at Estadio da Luz on May 24, 2014 in Lisbon, Portugal.  (Photo by Angel Martinez/Real Madrid via Getty Images)

Real Madrid ayaa 28-ka bishaan waxa ay finalka Champipn-ka wada ciyaarayaan kooxda Atletico Madrid kaasi oo ka dhacaya qalcadda San Siro ee Ac Milan

Real ayaa bartilaameysaneysa in ay qaado koobkaan yurub ugu qiimaha badan markoodii 11-aad .

Labadaan koox ayaa 2014-tii isugu yimid finalkii Champion-ka waxaana ku guuleysatay Real ka dib 120 daqiiqo oo laga ciyaaray , hadaba xasuustii kulankaas halkaan Haqabtirenews.net ka daawo

Qorre: maxamed jeesto

COMMENTS
Latest News