Haqabtirenews.com
HAYAAY: Liverpool oo qarka u saaran in ay ku dhawaaqaan saxiiixii labaad muddo 24-saac gudahood.
May 25, 2016 - Written by Sports Staff
">

Liverpool ayaa qarka u saaran in ay dhimeystiraan saacadaha soooscda heshiiska xiddiga kooxda FC Porto iyo dalka Algeria Brahimi.

kooxda Reds ayaa dhowr jeer wakiilo soo daawaday u dirtay ciyaaryahankaan garbaha weerarka iyo No. 10 ka ciyaari kara.

Liverpool ayaa ku dhow inay heshiiska Yacine Brahimi ku bixiso € 60 million oo ah qiimaha lagu burburin karo qandaraaska ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Porto.

wargeyska A Bola ayaa shaaca ka qaaday in wakiilada labada koox ay qarka usaaran yahay in ay shaaciyaan in lagu heshiiska saxiixa ciyaaaryahankaan oo muddo isha ay ku heysay Liverpool.

COMMENTS
Latest News