Haqabtirenews.com
Daawo: 10-ka Gool Iyo 10-ka Farsamo Ee Ay Sameeyeen BBC Vs MSN Ee Sanadkaan 2016-ka.
May 25, 2016 - Written by Sports Staff
">

BBC vs MSNChannelka Wrzzer ee Youtube-ka ayaa soo bandhigay farsamo kubadeed oo ay sameeyeen MSN iyo BBC oo ka kala tirsan Barcelona iyo Real Madrid .

Farsamooyin kubadeed iyo goolal ayaa lagu soo koobay oo loo qeybiyay 10-ka gool ee ugu qurxoon iyo iyo 10-ka farsamo ee ugu cajab sanaa ee ay sameeyen sanadkaan 2016-ka

Muuqaalkaancajiibka ah , Halkaan Haqabtirenews.net ka daawo muuqaalkaas qurxoon 

Qorre: maxamed jeesto

COMMENTS
Latest News