Haqabtirenews.com
BIGNEWS: Schweinsteiger oo waji kale lasoo baxay markii uu arkay in Mourinho qaban doono Manchester United.
May 25, 2016 - Written by Sports Staff
">

Bastian Schweinsteiger ayaa aaminsan in xili ciyaareeedka 2016-17 uu noqon doono “mid u gaar ah Manchester United haddii uu yimaado  Jose Mourinho,

United ayaa ku dhow in ay ku dhawaaqdo heshiiska tababarihii hore ee Chelsea ka dib markii ay ceyriyeen Louis van Gaal habeenimadii isniinta.

Schweinsteiger ayaa qaba in Mourinho uu sabab u noqon karo Manchester United in ay waxwalba oo koob ah geyso Old Trafford.

“Annagu garan mayno cida uu noqon doono macalinka cusub , laakiin waxa ay u muuqataa haddii uu Mourinho noqdo mid dhamanteen guul noo ah,

Schweinsteiger ayaa sheegay kooxdiisa dib usoo laabasho rasmi ah sameyn doonto xili ciyaareedka soooscda, isagoo rajeynaya inuu boos ka helo macalinka cusub.

Schweinsteiger: It will be a special season with Mourinho at Manchester United

Qorre: maxamed jeesto

COMMENTS
Latest News