Haqabtirenews.com
XASAASI: Dagaalkii kululaa ee Pep Guardiola v Jose Mourinho oo durba bilow ah & saxaafada Afka dheer oo sheekooyin dagaalka kiciyay daabaceysa hadda.
May 24, 2016 - Written by Sports Staff
">

Jose Mourinho ayaa lagu wadaa inuu dib u bilaabo xafiiltankii kala dhexeeyey Pep Guardiola xilli ciyaareedka soo socda marka ay ku kulmaaan Premier League.

Labada nin ayaa wajahay dhowr jeer dagaal weyn intii lagu jiray waayahoodii Real Madrid iyo Barcelona ee Horyaalka Spain,

Iyadoo Mourinho qarka uu usaran yahay kursiga Old Trafford ayaa Guardiola hore loo xaqiijiyay inuu ku biiray kooxda ay isku magaalada yihiin ee Manchester City,

Haddaba an eegno waayhoodii macalinimo labadaan nin ee guulihii ay sameeyeen.

https://d2kmm3vx031a1h.cloudfront.net/

 

https://d2kmm3vx031a1h.cloudfront.net/

 

https://d2kmm3vx031a1h.cloudfront.net/

Qorre: maxamed jeesto

COMMENTS
Latest News