Haqabtirenews.com
Madaxweyne Siilanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa Shirkada DP World Ee Maamuli Doonta Dekada Berbera+ SAWIRO.
May 24, 2016 - Written by admin
">

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa shirkada DP World oo dhawaan xukuumadiisu ku wareejisay maamulka  dekada Magaalada Berbera

1

Waftigan ayaa saaka ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera waxaana ay kormeer indho indheyn ah ay ku tageen dekada Magaalada Berbera ka hor intii aanay madaxweyne siilanyo kulanka  la yeelan

2a

Kulanka ayaa waxaa madaxweynaha ku wehelnaayey xubno ka mid ah golahiisa wasiirada  waxaana  la filayaa in kulankan oo ay saxaafadu dibad joog ka tahay lagaga wada hadlo  arimo la xidhiidha dekada Berbera 

3a
4a5a6a7a8a9a

COMMENTS
Latest News