Haqabtirenews.com
Daawo : Qaabkii Uu U Dhaawacmay Ronaldo Xilli Uu Leeyahay Diyaar Ayaan U Ahay Finalka Champion-ka.
May 24, 2016 - Written by Sports Staff
">

jugRonaldo ayaa saaka dhaawac uga baxay tababarka guud ee Real basle waxa uu gadaal dambe ka sheegay in uu diyaar u yahay finalka Champion-ka

Goolhaye Casilla ayay isku dhaceen xilligaas oo ay jug gaartay kuna qasabtay in tababarka sii wadan waayo balse haatan taam ayaan ahay ayuu yiri Ronaldo

Finalkaas Champion-ka ayaa la ciyaarayaa 28-ka bishaan , Halkaan haqabtire.net ka daawo qaabkii uu ugu dhaawacmay Ronaldo .

Qorre: maxamed jeesto

COMMENTS
Latest News