Haqabtirenews.com
FALANQEYN: Kadib Ceyrinta Van Gaal – Mourinho oo la shaaciyay todobada ciyaaryahan oo uu kula wareegayo £150million.
May 23, 2016 - Written by Sports Staff
">

Manchester United ayaa qarka u saaran dib habayn weyn xagaagan in lagu sameeyo kooxda iyadoo  TODOBA ciyaaryahano cusub kooxda laagu soo kordhin doono.

Tababaraha cusub ee kooxdan loo badinayo inuu qabto ee Jose Mourinho ayaa qaatay saddexdii bilood oo indha indheyn Europe ah si uu u raadsado xiddigo muhiim ah.

United xilli ciyaareedka soo socda dooneysa in ay ku guuleysato Premier League haddii ay tahay, waxaana dagaal badan ay la geli doonaan kooxaha dhanka suuqa kala iibsiga qaabilsan.

DHANKA DAAFACA

Daafaca kooxda Everton John Stones ayaa mudnanta koowaad uu siin doonaa Mourinhosi uu ugu xoojiyo awoodiisa daafaca dhaxe,

Mourinho ayaa sameeyey saddex dalabyo oo ilaa £ 50million oo uu ku doonayay Stones xagaagii hore markii uu joogay Chelsea, laakiin Everton ayaa ku guuleysatay in ay ku celiyaan Goodison Park.

isbedelada daafaca waxaa kamid ahaan doona ninka katirsan Zenit St Petersburg ee Ezequiel Garay kasoo soo jiitay indhaha Mourinho.

Mourinho ayaa aaminsan in United ay u bahan yihiin daafaca reer Argentina kasoo awood badan leh.John Stones is wanted by Mourinho after failing to sign him at Chelsea last summer

DHANKA WEERARKA

Mourinho ayaa doonaya afar weerar ka uinuu ka dhigo kooxdiisa oo hadda heysata Anthony Martial iyo Marcus Rashford labada ciyaaryahan ayuuna soo kordhin doonaa.

Zlatan Ibrahimovic ayay u badan tahay inuu yimado Old Trafford, kasoo beeca xorta ah lagu heli karo.

Xiddiga Inter Mauro Icardi ayaa dhowr jeer,wakiilada Man Utd daawadeen iyadoo Alvaro Morata sidookale bartilmaameed uu u yahay.

Labada weeraryahan ee SERIE ka ciyaara ayaa lagu qiimeeyo lacago badan, lakiin Mourinho ayaa doonaya inuu la xaajoodo kooxahooda.

Sidookale waxaa lala xiriirinayaa xiddiga Napoli Gonzalo Higuain, kaasoo dhaliyay 36 gool 35 kulan oo Serie A xilli ciyaareedkii hore.

Alvaro Morata, who scored the winner for Juventus in the Italian Cup Final, is a targetInter star Mauro Icardo is another who has been watched by Mourinho and his scouts

Main Image

Qorre: maxamed jeesto

COMMENTS
Latest News