Haqabtirenews.com
Wafti Uu Hogaaminaayo Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga WADDANI Oo Soo Gaadhay Magaalada Burco+ Ujeedada Socdaalkooda.
May 17, 2016 - Written by admin
">

Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminaayo Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ahna ku simaha Gudoomiyaha Xisbiga Mudane Axmed Muumin Seed ayaa Maanta Galinkii Hore soo Gaadhay magaalada Burco waftidani ayaa waxa Ka Mid ahaa Xubno ka mid ah Xogahayahaasha Xisbiga Waddani oo Kala Ah xoghayaha Cadaalada Xisbiga. Xoghaye Ku Xigeenka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Xisbiga, Afhayeenka Heer qaran ee Dhalinyarada Xisbiga Waddani.

Ujeedka Socdaalka Masuuliyaantani Ayaa ah Sidii ay uga qayb qaadan Lahaayeen Xuska munaasibada qaran ee 18-May Oo Maalinta Bari ah si weyn looga Xusi Doona Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer oo ah halkii Lagaga dhawaaqay Gooni isu taaga Qaranimada Somaliland.

13214906_1077036275689257_945377596_o

13262346_1077036295689255_1871779316_o

13262346_1077036295689255_1871779316_o

13241711_1077036262355925_1931396862_o

Haqabtire News

Burco-Office

COMMENTS
Latest News