Haqabtirenews.com
Guoomiye Md Cabdiraxmaan Cirro Oo Hambalyo U Diray Guud Ahaan Shacbi Weynaha Reer Somaliland Munaasibada Qaran Ee 18-May Awgeed.
May 17, 2016 - Written by admin
">

Gudoomiyaha Golaha wakiilada jamhuuriyada somaliland ahna Gudoomiyaha Xisbi Mucaaridka Waddani oo socdaalo kala duwan Maalmihii ugu dambaysay ku maraayey Dalka Dibadiisa Gaar Ahaan Dalka Maraykanka ayaa waxa uu hambalyo Balaadhan u diray Guud ahaan shacbiga reer Somaliland Meel ay joogaanba waxaana uu Gudoomiyahu ku bogaadiyey Xuska 25tan Guurada ka soo Wareegtay Markii Qaranka somaliland Xoriyadiisa Dib ugala soo noqday dalkii laysku odhan jiray Somaliya waxaana Ka Mid ahaa Hadaladii Gudoomiyaha ”

“Munaasibadda 18ka May awgeed waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhamaan Shacbi-weynaha Somaliland‬ (dal & dibadba), Waxaan inoo rajaynayaa Sanadkan sanadkiisa inaynu ku gaadhno Nabad, Barwaaqo & Horumar”

 

Haqabtire News

Burco-Office.

COMMENTS
Latest News