Haqabtirenews.com
Shabakada Goal oo soo xulatay Shaxda kooxdii ugu fiicneyd SERIE A, Higuain & Dyba oo hogaaminaya – Yaa kaloo kujira?
May 11, 2016 - Written by Sports Staff
">

Xili uu gabagabo yahay Horyaalka Serie A, Shabakada ciyaaraha ee Goal.com aya shaacisay shaxdii ugu fiicneyd xili ciyaareedkaan 2015-16.

Shaxdaan oo ka kooban 11- xiddig ayaa waxaa u badan kooxda Horyaalka ku guuleysatay ee Juventus,hadaba yaa kaloo kujira Shaxdaan oo magacyo waweyn ay ku kulmeen.

Saddex sano ka hor ka Goolhayaha halyeeyga ah aayaa kujiray shaxdaan markasta oo la sameynayo, hadda waa 38 sano jir waxaa loosoo xulay goolhayaha xili ciyaareedka SERIE A,

Haddaba waatan shaxda oo dhameystiran

ser

Qorre: Maxamed cawil cabdi (jeesto)

COMMENTS
Latest News