Haqabtirenews.com
RASMI: Manchester United Oo shaacisay Maaliyadeeda Martida Ee Xilli ciyaareedka cusub.
May 11, 2016 - Written by Sports Staff
">

Adidas iyo Manchester United ayaa bilaabay baahinta Maaliyadeeda Cusub ee kooxda ee xilli ciyaareedka 2016/17 bannaka ama away ay ku ciyaari doonto.

maaliyada waxay leedahay midabka “buluug collegiate ah”inkastoo weli maaliyada guriga aan la shaacin, taasoo weli naqshadeeda lasugayo.

waxaa la faahfaahsan yaha madow buluug mélange ah in ay noqon doonto dooqa sadexaad, iyadoo taageerayaasha hadda si weyn ay u daawanayaan.

 

Manchester United ayaa markii ugu horeysay soo xirtay maaliyad buluug ah xilli ciyareedkii 1906/07.

un

Qorre: Maxamed cawil cabdi (jeesto)

COMMENTS
Latest News