Haqabtirenews.com
Ogaysiis Ogaysiis Jaal;iayada Reer Somaliland Ee Dalka Switzerland Iyo Munaasibada Qaran Ee 18-May.
May 11, 2016 - Written by admin
">

Munasibad loogu dabaaldagay malintaan qarnimadaa somaliland ee 18may ayay jaaliyada reer somaliland Ee ku dhaqan dalka Switzerland ku qabanayaan 13may hebeenka Jimcaha Ee sabtidu soo galayso waxana kugu Marti ah habeenkaas fantasyadaa Munaasibadaasi Kula dabaldagii doonaa labadabaa xidig fanaan Waa Kaltuun bacadaa iyo fananka AXMED saki kaso qayb gal wanagsan Jaliyada somaliland Ee wadanka Switzerland Switzerland.

13184685_1042311689172279_1351951795_o

COMMENTS
Latest News