Haqabtirenews.com
FALANQEYN: Harry Kane, Jamie Vardy ama Sergio Aguero – yaa ku guuleysan doona dagaalka gooldhalinta Horyaalka Premier League.
May 11, 2016 - Written by Sports Staff
">

Tartanka horyaalka Premier League ayaa dhinac u dhacay, laakiin dagaal kabaha dahabka ee gool dhalinta ayaa la isku dhagan yahay.

Harry Kane, Jamie Vardy iyo Sergio Aguero ayaa xiiso saddex ciyaarayahn oo kabahan u yeelay ah sanadkaan,mid uun ayaana loo caleemo saari doonaa dhamaadka.

abaalmarinta ayaa lagu kala sari doona cida ku guulkeysataa kulan ugu dambeeya Horyaalka, madaama farqi hal gool ah uu u dhaxeeyo ddhamaan ciyaartooydaan,

Weeraryahanka England Kane, ee jirka ah 22, ee kooxda Tottenham ayaa leh 25 gool waana hogaamiyaha, kulanka ugu dambeeya waxaa uu la qadan doonaa kooxda Newcastle.

Uu isku kooxda yihiin ee Ninka ay kawada tirsan yihiin xulka Three Lions Vardy, oo 29 jir ah ayaa kaliya hal gool u baahan kulanka Chelsea si uu saxiibkiisa usoo qabto, isagoo qasaariyay fursad uu ku barbareyn lahaa markii uu rigoore qasaariyay kulankii Leicester ay 3-1 kaga badisay Everton Isbuucaan.

Xilli ciyaareedkii hore xiddiga ku guuleystay kabaha dahabka ee Aguero, oo 27 jir ah, ayaa sidoo kale shabaqa soo taabtay 24 jeer waxaana goolashiisa uu kordhin karaa kulanka ugu dambeeya Manchester City u tageyso Swansea.

xiddiga reer Argentina miyuu ka hor istaagi doonaa gooldhalinta Premier League markii ugu horeysay ciyaaryahan England ah inuu ku guuleysto tan iyo markii weeraryahankii Sunderland Kevin Phillips 16 sano ka hor uu qaaday??

Tottenham striker Kane leads the way in the Golden Boot raceAguero is one goal behind Kane heading into the final weekendLeicester forward Vardy could also end his stunning season with the golden bootKane (right) was one of the major factors in Tottenham's title challengeVardy broke Ruud van Nistelrooy's record by scoring in 11 straight Premier League gamesAguero has been one of the most prolific strikers in the league in recent years and won the Golden Boot last yearVardy scored against Chelsea in December and will look to do so again at Stamford Bridge

COMMENTS
Latest News