Haqabtirenews.com
XASAASI: John Terry oo laba mar kulamo gaar ah la qaatay macalinka cusub ee Chelsea Antonio Conte, – lakiin go’aankaan ayaa kasoo baxay.
May 10, 2016 - Written by Sports Staff
">

John Terry ayaa u muuqda mid aan heshiis cusub ka heli doonin kooxda Chelsea xili ciyaareedka dambe.

35-sano jirkaan ayaa qandaraaskiisa uu dhacayaa xagaaga , waxaana halyeygaan uu seegi doonaa labada kulan ee ka harsan xili ciyaareedka,

Express Sport ayaa ogaatay in Terry uu hore u laba kulan uu la qaatay tababaraha soo socda ee kooxda Antonio Conte, laakiin weli ma uusan usoo bandhigin heshiis cusub.

Conte ayaa go’aanka ugu dambeeya ee mustaqbalka daafacan gacanta uu ugu jiraa.

tery

Qorre: Maxamed cawil cabdi (jeesto)

COMMENTS
Latest News