Haqabtirenews.com
WARTANA MA ARAGTEEN: Geesiyaasha Leicester horyaalka u qaaday oo midkasta lasiiyay £ 10,000 & chips oo ah abaalmarinta Premier League.
May 10, 2016 - Written by Sports Staff
">

xiddigaha Leicester ayaa la siiyey mid kastaa £ 10,000 oo lacag cadaan ah iyo chips si ay ugu dabaal dagaan guusha horyaalka oo lagu qabanayo casino.

Milkiilaha Thai eel eh kooxdaan Vichai Srivaddhanaprabha ayaa kala qeyb galaya kooxda dabaal dega guushii Premier League.

xiddigaha City ayaa la gudoonsiiyay chips iyo lacag caddaan ah oo gaareysa £ 10,000.

Ilo wareedyo ayaa u sheegay MirrorSport: “in Gudoomiyaha uu dhamaan farxada kala qeyb qaatay xiddigihiisa kooxda.

wwwwwwwww

Qorre: Maxamed cawil cabdi (jeesto)

COMMENTS
Latest News