Haqabtirenews.com
War Deg Deg Ah Koox Dablay Hubaysan Ah Oo Weerer Ku Qaaday Xalay Guriga Gudoomiyaha Gobolka Sool.
May 10, 2016 - Written by admin
">
Wararka ayaa sheegaya in dablaydan hubaysani ay ku dhufteen guriga gudoomiyaha tirada sadex baasuuke kadib ay iskaga carareen halkaasi,iyada oo aanu xilligaasi gudoomiyuhu Guriga ku sugnayn,lamana soo sheegin wax khasaare ah.
waxa goobta markiiba gaadhay oo rasaas xoogan riday ciidanka Booliska iyo kuwa qaranka ee ku sugnaa saldhigyada magalada oo isla markiiba gaadhay Guriga Gudoomiyaha.

Khala Soco Mareegtan Haqabtirenews.co Warar Wixii Ka Soo Kordha Arintaasi.

COMMENTS
Latest News