Haqabtirenews.com
DAMBIILE: Arsene Wenger oo sabab u noqday in dhiig uu daado, dhawacyana ay dhacaan, kadib taageerayaal dartiis gacanta iskula tagay +SAWIRO.
May 10, 2016 - Written by Sports Staff
">

Arsene Wenger ayaa in ay dunto boqortooyadiisa Arsenal waxa ay dhalisay dagaal sokeeye oo dhaxmara taageerayaasha kooxdiisa oo ugu kala qaybsan labo.

Kuwa doonaya tababaraha Faransiiska in uu baxay, iyo kuwo u daacad ah macalinka, kuwasoo isku dhac uu dhaxmaray.

dagaalo taageerayaal Careysan u dhexeeyay  oo dhacay kadib ciyaartii Etihad Axadii, Gunners barbaro 2-2 ah la gashay Manchester City, waxaa ka dhashay dhawacyo helis ah.

Dhowr jeer taageerayaasha Arsenal qeyb kamid ah aya xili ciyaareedkaan ku dibad baxay tababaraha kooxda Gunners Wenger, kuwaoo doonaya inuu macalinka ka tago kooxda,

IT worker Frank Graham fears for his young son's safety at Arsenal gamesFrank Graham's flag was not offensive but a female Arsenal fan tried to rip to away from himThe Greater Manchester Police swooped in to remove the flags and their ownersPolice and stewards then moved in to removed Frank Graham from the stadiumArsenal did have fanbs at the Etihad but they were not involved in the removal of flags or bannersArsenal fansArsenal fans call on Arsene Wenger to be sackedThere are still plenty of fans who support Arsene Wenger and clash with anti-Wenger beliefsSome fans would have the Frenchman run the club for all eternity

 

Qorre: Maxamed cawil cabdi (jeesto)

COMMENTS
Latest News