Haqabtirenews.com
LA OGAA: Cavani oo la ogaaday kooxda uu doran doono xagaaga dambe – Juventus, Arsena, Chelsea mise Man Utd??
May 9, 2016 - Written by Sports Staff
">

Edinson Cavani waxaa yahay mid ay diidarada u saran tahay kooxda Juventus haddii Alvaro Morata dhamaadka xili ciyaareedkaan ka dhaqaaqo Turin, sida uu sheegay agaasimaha guud ee kooxda Giuseppe Marotta.

Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain Cavani ayaa qandaraaska uu kula jiro kooxda heysata horyaalka French waxaa uu yahay tan iyo 2018, laakiin waxaa muddo dheer lala xiriirinayay inuu ku laabanayo Italy, halkaasoo uu dhowr sano ku qaatay kooxaha Palermo iyo Napoli.

Cavani walaalkiis ahna wakiilkiisa ayaa shaaca ka qaaday bishi March in dhamaadka xilli-ciyaareedkaan uu noqon doono xiidga mid dhaqaaqa,

Juventus ayaa laga yaabaa in ay suurtogal tahay inuu u dhaqaaqo, halka ciyaaryahanka qudhiisa sidoo kale uu sheegay in uu soo dhaweynayo ka ciyaarista Talyaaniga.

Marotta ayaa suurtagal ay tahay inuu u saxiixo kooxda Real Madrid, waxaana bedelkiisa loo arkayaa hadda xiddiga reer Uruguay,

cavani

Qorre: Maxamed cawil cabdi (jeesto)

COMMENTS
Latest News