Haqabtirenews.com
Shaxda Rasmiga Ah Ee Real Madrid Vs Valencia, Cristiano Ronaldo Iyo Karim Benzema Oo Hogaaminaya Safka Weerarka Los Blancos.
May 8, 2016 - Written by Sports Staff
">

Real Madrid ayaa Santiago Beranabeu ku soo dhawaynaysa kooxda Valencia oo kulankii Mastalla Stadium guuldaro u soo xambaarisay Los Blancos, laakiin kooxda Zidane ayaa kulankan ciyaaraysa iyada oo maanka ku haysa muhiimada uu kooxdeeda u leeyahay kulankani. Real Madrid ayay kulankan dhaawacyo kaga maqan yihiin Keylor Navas, Gareth Bale, Dani Carvajal halka Luka Modric laga ilaaliyay in uu wax halis ah galo.

Tartanka koobka La Ligaha ayaa meel xamaasad badan maraya waxayna saddexda kooxood ee horyaalka ugu sareeyaa wada ciyaarayaan isku saacad waxayna koox kastaaba maanka ku haysaa in hal qalad oo ay samaysaa uu meesha si rasmi ah uga saari doono rajadeeda La Ligaha.Crisitano Ronaldo iyo Karim Benzema ayaa shaxda Zidane ee kulankan ku soo wada bilawday.

SHAXAHA LABADA KOOXOOD EE KULANKAN:

REAL MADRID:Casilla, Danilo, Ramos, Varane, Marcelo, Casemiro, Kroos, James, Lucas Vázquez, Benzema, Ronaldo

KAYDKA:

VALENCIA:?

Qorre: Maxamed cawil cabdi (jeesto)

COMMENTS
Latest News