Haqabtirenews.com
LAYAAB: Isbitaalada Leicester City oo laga dareemayo saamaynta guusha taageerayaasha Dawacooyinku sameynayaan.
May 8, 2016 - Written by Sports Staff
">

Taageerayaaasha kooxda Leicester ayaa buuxiyay isbitaalka xili la dareemayo weli dabaaldaga Horyaalka kooxdan ay usameyneyso”  taageerayaasha Dawacooyinku ayaa aad u booqanaya koobaha waweyn ee la isugu sooo baxo ee A & E

Claudio Ranieri kooxdiisa ayaa koobka Premier League loo gacan geliyay markii 3-1 kaga kaga badiyeen Everton waxaana loo caleemo saaray kooxda heysata horyaalka.

Taageerayaasha magaalada oo dhan ayaa wadooyinka isugu soo baxay- iyadoo boqolaal taageerayaal ah booqdeeb hooyga macalinka Italy.

Lakiin dhawacyo ayaa ka dhalanaya dimaashaadkaan,Twitter ayaa lagu soo qoray_hospital – oo saddex isbitaal ah waxaa laga dareemaya dhibaatada magaalada ka dhaceysa.

magaalada – saaka bogiisa Twitter in talo dadka ay ku mashquulsan habeenkii.

maal

Qorre: Maxamed cawil cabdi (jeesto)

 

COMMENTS
Latest News