Haqabtirenews.com
MUCJISO Ilmo Yar Oo U Dhashay Dalka Shiinaha Oo Dhashay Isaga Oo Sideed Farood Leh.
May 6, 2016 - Written by admin
">

Mucjisadaani ayaa waxa ay ka dhacday magaalo ku taalla dalka Shiinaha ka gadaal markii halkaasi uu ku dhashay canug yar oo min lug iyo gacan ku leh 8 farood.

Canugaani yar ayaa guud ahaan markii leysku daro farahiisa gaaraya 32 kuwaasi oo ay la yaaben inta badan dadka magaaladaasi.

Wiilkan yar oo lagu magacaabo Hong Kong ayaanan laheyn wax suul ah, waxaana uu lugaha ku leeyahay 16.
Dhakhaatiirta dhalisay Hooyada Canugaasi dhashay ayaa sheegtay in marka hore ay filayeen Caruur mataano ah, balse markii danbe uu dhashay canug yar oo min Sideed faro leh, waxa ayna sheegen in 80% ay suuragal tahay inuu noolaado.

COMMENTS
Latest News