Haqabtirenews.com
SHEEKO WAALI AH: SUUQA KALA IIBISGA: Leicester oo dalab u dirtay Hazard & laba xiddig kale si ay u difaacdaan horyaalka Premier League.
May 4, 2016 - Written by Sports Staff
">

Leicester ayaa ku biirtay dagaalka loogu jiro saxiixa Hazard, sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Belgium.

Waxa uu la dhashay ninkii dhaliyay goolkii u shaabadeeyey horyaalkoodii ugu horeeyay ee abid ku guuleystaan kooxda Leicester.

Claudio Ranieri ayaa beegsanaya saxiixa wiilka la dhashay Eden ee Thorgan – oo u ciyaara kooxda Borussia Monchengladbach.

kooxda dhawaan loo caleemo saaray horyaalka Premier League ayaa mar hore bilaabay in ay ka fekeraan qorshaha xilli ciyaareedka soo socda – iyadoo madaxeeda indha indheynta Steve Walsh uu daawaday saddex magac ee kala ah Thorgan Hazard, Dennis Praet iyo Zakaria Bakkali.

Chelseaaya iska iibisay walaalka Eden 2012.

Lasterrr

Qorre: Maxamed cawil cabdi (jeesto)

COMMENTS
Latest News