Haqabtirenews.com
MIYAAD OGTAHAY: Waa kee shaqsiga qiimaha ugu badan uu ugu fadhiyo kulanka Manchester City vs Real Madrid – Waxa uu xidigan u dabaal dagayaa dhalashadiisa.
May 4, 2016 - Written by Sports Staff
">

Wiilka DHALASHADIISa u dabaal dagaya ee Fernandinho ayaa aaminsan in ay kooxdiisa semi-finalka ka gudbi doonto caawa.

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester City, ayaa 31 jirsaday maanta, waxaana uu la kulmayaa farxad iyo hambalyo loosoo dirayo, inkastoo cawa kulan adag wajahayo.

Waxa uu ku riyaaqay labo koob oo kala ah Capital One Cup iyo Horyaalka inuu ka cawiyay kooxdiisa tan iyo markii uu kaga soo biiray kooxdsa Shakhtar Donetsk oo uu kula guuleystay 2009 Europa League.

sidoo kale waxa uu u soo ciyaaray Brazil markii ay 7-1 guuldaro ah kala kulantay Germany koobka adduunka ee 2014.

Hadda waxa uu mar kale taariikh doonayaa inuu ka dhigo kulanka dhalashadiisa marka uu caawa wajahayo kooxda Real Madrid.

fernandinho_2839635al

Qorre: Maxamed cawil cabdi (jeesto)

COMMENTS
Latest News