Haqabtirenews.com
Michael Carrick oo sadaaliyay booska Manchester United ku dhameysan doonto dhamaadka xili ciyaareedka.
May 3, 2016 - Written by Sports Staff
">

Michael Carrick ayaa ku qanacsan in Manchester United weli u dagaalami karto kamid ahaanshaha Afarta sare ee Barclays Premier League.

United ayaa seegtay fursad ay ugu dhaqaaqi laheyd booska labaad oo ay labo dhibcood kaga jirto kooxda ay xafiltamaan ee Manchester City, markii barbaro 1-1 ah la galeen 10-nin oo Leicester.

Laakiin City ayaa qasaaro kala kulantay dhankeeda kooxda Southampton tasoo niyad fiican u ahaatay kooxda United..

Michael Carrick, ayaa aaminsan in kooxdiisa qasab ay tahay in ay kamid noqto afarta koox ee ugu sareysa Horyaalka xili ciyaareedkaan si ay kaga qeyb gasho tartanka Champions League.

crec

Qorre: Maxamed cawil cabdi (jeesto)

COMMENTS
Latest News