Haqabtirenews.com
DIB U EEGID: Griezmann v Alaba, Lewandowski v Gimenez, Guardiola vs Simeone+Meel Waliba Oo Ay Ku Kala Badinkaraan Labadaan Kooxood Caawa.
May 3, 2016 - Written by Sports Staff
">

Bayern Munich ayaa soo dhoweeydoonta Atletico Madrid lugta labaad ee wareega afar dhamaadka Champions League-ga , waxaana kulankaan sidoo kale dagaalamaya xidigihii hore ee ku dagaalamayey Spain.

Kulankaan waxaa faa’ido hal gool wadata kooxda Atletico Madrid oo kulankii garoonkeeda gool soo dhalisay.

Atletico Madrid boss Diego Simeone (left) and Bayern Munich's Pep Guardiola preparing to go head-to-head

Kulankaan ayaa fiiro gaar loo yeelandoona khibrada labadaani Macalin ,waxaana la sheegay in Macalin Guardiola uu yahay Macalin Champion iyo Macalin guulo , halka Macalin Simeone uu yahay Macalin Dagaalama.

The Spaniard's style of football differs greatly to Simeone's so the tactical battle will be one to watch

Simeone got his tactics spot on in the quarter-finals to beat tournament favourites Barcelona on aggregate

Ka Hor Kulankaan Waxaa Idiin Heeynaa Meelaha Ay Ku Kala Badinkaraan Labada Kooxood.

Griezmann v Alaba.

Antoine Griezmann has been transformed from a winger to one of Europe's most deadly attackers

Ciyaaryahanka reer France ee kooxda Atletico Madrid Griezmann ayaa kulankaan noqondkara xidig saameeyn leh waase haddii uu meel saaro ciyaaryahan David Alaba.

Daafacaan xirfada u leh kulamada noocaan ayaa laga yaabaa caawa dagaalkii ugu darnaaa inuu kala kulmo shumaca reer France.

David Alaba has played in a number of different roles for Bayern and could play at centre back on Wednesday

Lewandowski v Gimenez.

Poland international Robert Lewandowski has turned into one of the world's most lethal centre forwards

Waa sheeko in ciyaaryahan Lewandowski laga horgeeyo xidiga lagu magacaabo Jose Gimenez, waa haddii la waayo ciyaaryahan Godin oo kulankaan shaki la gelinayo.

Dhaliyaha reer Poland ayaa laga yaabaa inuu caawa dagaalamo maadaama uusan gool dhalin seddexdii kulan ee ugu dambeysey Champions League-ga.

Tenacious Argentinian defender Jose Maria Gimenez (left) faces a physical battle against the striker 

Fernandez v Thiago.

Augusto Fernandez (right) has slotted into Atletico's midfield and suits Simeone's style of football

Xidigii hore ee kooxda Barcelona ayaa caawa la dagaalidoona ciyaaryahan Fernandez, waxaana xidigaaan uu sabab u ahaa in kooxdiisa heerkaan ay soo gaarto kadib markii uu qeeyb ka ahaa xidigihii Juventus goolasha ka dhaliyeen.

Thiago has had rotten luck with injuries since moving to Bayern but is still a crucial player under Guardiola

Dagaalka Fernando Torres.

Fernando Torres has been in sensational goalscoring form for Atletico since his sending off at the Nou Camp

Xidigaan ayaa laga cabsanayaa tan iyo kulankii Barcelona ee lugtiisa koowaad ee Champions League,waxaana ciyaaryahankaan laga yaabaa in ciyaartaan wacdaro sameeyo.

Qorre: Maxamed cawil cabdi (jeesto)

COMMENTS
Latest News