Haqabtirenews.com
10 Chubby Stars Who Don’t Afraid To Wear Bikinis dreemly.info by Mgid Ciyaartooyda Real Oo Doortay Kooxda Ay Doonayaan In Finalka Champion-ka Iska Xaadirayan Caawa , Munich Mise Atletico .
May 3, 2016 - Written by Sports Staff
">

Madaxa Real Madrid ee Perez ayaa xusay in ciyaartooyda Real ay u xiiseynayaan in finalka Champion-ka ay isugu soo haraan Real iyo Atletico Madrid .

Defensa Central ayuu Perez ka yiri ” waxaan ku kalsoonnahay in aan Finalka tageyno waxaase ka sii daran inay naga go`an tahay in aan qaadno”.

” Waxa ay u badan tahay in Munich ay imaanayaan finalka kana soo kabsnayaan halkii gool ee looga badiyay balse rabitaankeena waxa uu yahay in Atletico Madrid iyo Real isku soo haraan”.

Munich ayaa caawa marti gilineysa kooxda Atletico Madrid halka Real ay habeen dambe marti gilinyaan Man City oo ay kulankii hore ku soo kala baxeen bar bar dhac bilaa goolal ah .

Waxa uu haqabtirenews.net xuseyaa in finalka Champion-ka lagu qabanayo garoonka San Siro ee AC Milan taariikhda marka ay tahay 29-ka May

Qorre: Maxamed cawil cabdi (jeesto)
=

COMMENTS
Latest News