Haqabtirenews.com
Ubaxii La Biyeyn Waayey !! WQ-Abdisalaan Mahdi Irro.
May 2, 2016 - Written by admin
">

Waxa jiray ayaamihi u danbeeyay inay dhacaday masiibo qaran Taaso ahyed. dhalinyarada dalkan iftiinka u ahyeed oo bad waynta ku qaraqmay Kuwa kalana ay dhabaha hayan oo ay kusi socdaan. suasha tagani waxa ay tahay Maxa ku sababay dhalinyaradasi inay tahriiban oo naftooda biimeeyan ?

Hadaba waxay tacab iyo dadal dheer oo mudo 16 sano ka badan uso galiyeen inay helaan waxay filanayeen. Sido kale waxay juhdi dheerad ah galiyeen ilaalinta nabada dalkan ee geeska Africa aan ool iyo ka qayab qadashada codeenta doorashada . Maxayse Noqotay filashadoodi ?

Dawladu iyada ka masuula shacabka iyo dalka Somaliland ba sido kale waxay musuliyadi ka sarantahy u shaqaynta bulshada iyo shaqalaysiintoda, ka dhabeenta hadaladi ay Tartanka ku galeen wakhtigi ololaha. Hadan so xiigto halku dhigi xisbul xaakimka Kulmiye ee wakhtigi so jiidashada bulshada lagu jiray. Waxa uu aha ( HA TAHRIIBAN WALAL UDUB WAY TAGAYSAYE ) Waxay sido kale manta yidhaahdan Waxanu wax ka qabanay arimihii dhalinyarada Ma is waydiisay akhristoow halka ay iska qaban ladahay Arinka dhalinyarada iyo hadalada dawlada ?

Dhalinyarada Somaliland ku nool waxa lagu qiyaasa 65% Badankoodu way qalin jabiyeen, inta ka shaqaysana wa 10% Dalka shaqada taalna waxa lagu qiyaasa 40% Shaqo la`antuna lama baabin karo ila la yareeyo mooye Hadaba hadi 10% – 40% = 30%. 30% maqan yaa lagu shaqaalaysiyay ? waa sual is waydii mudan maye dawladi qorshasay wax u qabashada dhalinyarada !! Aragtidayda hadan ka hadlo eek u aadan 30% sida loo mareeyay dhawr qodob ayaan kuso koobaya 1: nidam xumo ka jirta waxada shaqalysinta 2: qabyaalad 3: 60 jir dhalinyaro lagu magacaabyo oo mansab loo dhiibayo !

Abdi Salaan Mahdi Irro.

COMMENTS
Latest News