Haqabtirenews.com
War Deg Deg Ah Mayka Inan Yar Oo Lix Sano Jir Ah Oo Laga Helay Xaafada Actober Ee Magaalada BURCO.
May 1, 2016 - Written by admin
">

Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Ayaa Waxaa Maanta Xaafad Ka Midaha Xaaafadaha Ay Ka Koobantahay Magaalada Burco Waxaa Laga Helay Gabadh Yar Oo Mayd Ah Gabadhan Yar Ayaa Waxaa Lagu Magacaabi Jiray Sagal Waxaana Lagu Dilay Xaafada Actober Ee Magaalada Burco

Inantan Yar Ayaa Waxa Dadeedu Ahayd Lix Jir Waxaana Maydkeedii La Dhigay Cusbataalka Magaalada Burco Qoyska Ay Ka Soo Jeedo Gabadhan Yar Ayaa Sheegay In Ilaayo Haatan La Garnayn Cida Dishay Ilmahan Yar Isla Markaana Ciidamada Amaanku Ay Wadaan Dadaalo Lagu Soo Qabanaayo Cida Dilka U Geysatay Gabadhan Yar

Beryihii U Danbeeyay Ayaa Waxaa Magaalada Burco Ku Soo Badanaayay Dilalka Loo Geysanaayo Dadka Shacabka.

COMMENTS
Latest News